Baarlamanka DDSI oo Jigjiga ku yeelanaya kulan looga hadlayo qodobo xasaasi ah

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee xarunta degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegayaa in maanta kulan aan caadi aheyn la isugu yeeray xubnaha golaha Baarlamaanka maamulkaas Qorshaha ugu weyn ee maanta Barlamaanka horyaalla ayaa ah inay ku dhawaaqaan guddoomiye cusub oo Barlamaanku yeelanayo, iyo in ay soo doortaan guddoomiyaha maxkamadda Kilinka Shanaad. Qodobada ugu waawayn … Continue reading Baarlamanka DDSI oo Jigjiga ku yeelanaya kulan looga hadlayo qodobo xasaasi ah